Dab xooggan oo goor dhow qabsaday dhisme ku yaalla Suuqa Bakaaraha

Dab ayaa goor dhow wax yar ka hor salaadii maqrib qabsaday dhisme ku yaalla gudaha Suuqa Bakaaraha oo ah suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa sheegaya in dhismaha gubanaya uu ku yaalla qeybta Cabdalla Shideeye ee suuqa Bakaaraha oo inta badan lagu iibiyo qalabka electrooikada ah. Wararka ayaa sheegaya in dabkan oo weli … Continue reading Dab xooggan oo goor dhow qabsaday dhisme ku yaalla Suuqa Bakaaraha